Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Katirsab mudanayaasha kasoo baxay xisbiga ucid gobolka sool ayaa Waramay Qorshe Wakhtigii Uu Soo Baxay Uu Lal Doonayay Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Oo Uu Ka Badbaaday kaasi oo ahaa in hadii uu xukuumada raaciyo doorashadii shir gudoonka uu soo saari doono qofkii ku xigay dhinaca codadka.