|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Fariin Adag U Direy Saddexda Xisbi Qaran Iyo Golaha Guurtida
October 28, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa fariin adag maanta waxa uu u direy saddexda xisbi Qaran ee loolanka adag ku dhex marayo hanashada hogaaminta talada dalka waxaana uu u soo jeediyay Murashaxiinta tartamaya inay dadka ku hantaan waxqabkooda iyo barnaamijyadooda siyaasadeed.Sidoo kale waxaa uu mudanayaasha Golaha Guurtida u soo jeediyay inay ka shaqeeyaan sidii ay Doorashadu u qabsoomi lahayd Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Related posts:Xukuumadda Cusub Ee DDSI oo Sheegtay In Ay Ahmiyadda Koobaad Siinayso Wax U Qabashada Dadka Barakaca... “Waxaan Leeyahay Dadka Reer Sool, Dhibaatadaa Maanta Jirta Waa Inaan Nabad Ku Bedelnaa”Madaxwayne Bi... Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Heshiiskii Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Muxuuse Ka Yidhi Casuumad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|