WAJAALE NEWS

Daawo: Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Biyo Galinta Magaalada Wajaale

TOG.WAJAALE,(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyaada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aaadan ayaa waxay maanta xadhiga ka jartay biyo galintii magaalada Wajaaale waxaanay wasiir Samsam ay noqotay masuulkii ugu horeeyay ee ku guulaysta in ay dadwaynaha reer Wajaale helaan biyo ay ka haraadanaayeen mudo 30 sano ah.

Exit mobile version