WAJAALE NEWS

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Magaalada Boorama Tababar Uga Furay Maamulayaasha Dugsiyada

BOORAMA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada iyo sayniska sommaliland cabdixakiim siciid bustaale ayaa maanta magaalada boorama tababar uga furay maamulayaashada dugsiyada  hargaysa, gabiley iyo boorama kaasi oo ujeedadiisu tahay kor uqaadista iyo dabagalka tayada waxbarashada ee hab maamulka kaasi oo socod doono mudo sedex cisho

Wasiir kuxigeenka waxbarashada ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada tababarkan.

Exit mobile version