Daawo: Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Biyo Galinta Magaalada Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Biyo Galinta Magaalada Wajaale
August 26, 2017 - Written by Reporter:

TOG.WAJAALE,(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyaada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aaadan ayaa waxay maanta xadhiga ka jartay biyo galintii magaalada Wajaaale waxaanay wasiir Samsam ay noqotay masuulkii ugu horeeyay ee ku guulaysta in ay dadwaynaha reer Wajaale helaan biyo ay ka haraadanaayeen mudo 30 sano ah.

COMMENTS
LINKS