WAJAALE NEWS

Madaxwayne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Saaka Dalka Ka Dhoofay + SAWIRO

mama-768x512

Hargaysa(Wajaalenews)Madaxweyne Siilanyo iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa saaka ka dhoofay madaarka cigaal ee magaalada hargaysa oo u dhoofay Dalka Emiraadka carabta ujeedada Socadaalkooda wax faahfaahin ah laga bixin, inuu mid caafimaad yahay iyo inuu mid ganacsi yahay

Exit mobile version