Madaxwayne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Saaka Dalka Ka Dhoofay + SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Saaka Dalka Ka Dhoofay + SAWIRO
June 16, 2017 - Written by Reporter:

mama-768x512 slnyo2-768x512 nacnac-768x512 weris-768x512 silnayo-768x512

Hargaysa(Wajaalenews)Madaxweyne Siilanyo iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa saaka ka dhoofay madaarka cigaal ee magaalada hargaysa oo u dhoofay Dalka Emiraadka carabta ujeedada Socadaalkooda wax faahfaahin ah laga bixin, inuu mid caafimaad yahay iyo inuu mid ganacsi yahay

COMMENTS
LINKS