WAJAALE NEWS

“Faysal Cali Waraabe Laba Goor bay Ummaddu Tidhi Uma Qalantid Madaxwayne Markii Sadexaadna Way Odhan Dibna Loo Arki Maayo Isaga Oo Musharax ah”Muj Cali Guray.

Godka Lagu Cadaabyow Muxuu Gu’ uhu Been Sheegay.Cali Guray

Soomaalidu waxay tidhaa bilaa wacad waa bilaa diin waayo Ilaahay baa subxaanuhu wa tacaala ina faray WA UUFUU BIL CAHDI INNAL CAHDA KAAN MASUULAA( WACADKA OOFIYA HADII AAD GASHAAN WACADKU WAA MASUULIYAD EH)ninka yidhi hadalkaa ilaahay yeelkii. Laba goor bay ummaddu tidhi uma qalantid Madaxwayne markii sadexaadna way odhan dibna loo arki maayo isaga oo musharax ah iyo xisbi uu gudoomiye ka yahay oo dambe iska daa hogaamiye uu noqdo eh.

Maxamed Cali maan moodayn inu yahay qof ay iskaga qaldami karaan qof iyo xisbi. Hadii xisbigu yahay inta qof ka soo hadha

UCID-FAYSAL= ZIRO. Taa intii ucid soo martay oo dhan ayaa ka marag ah waana dad aad u tiro badan. Maxamed kama yaqaano ucid iyo Faysal mudna intii gunta soo taabatay. Waxa jooga ku la asaasay ee labada goor Faysal Madaxwaynaha la doonta ee Shacbiga Somaliland ka diiday ee tobanka sanadood markii uu diiday inu ka hor baydho uga tegay ee urur siyaasadeedka cusub ka soo bilaabay ee maanta kuwii iyo isaga balka ay dadku saraysiiyaan haloo wada joogo. Faysal ha iska dawyo xisbul xaakimka iyo Musharixiisa eh bal ma la tartami karaa urur-siyaasadeedkii ku soo baxay doorashadii ugu dambaysay ama Cirro iyo Waddani. Dadka lama hodo oo qof aan waxba ahayn wax loogama dhigo

Exit mobile version