GABILEY(W,N) Shacabka kala duwan Ee Ku Dhaqan Magaalada Gabiley ayaa Aragtidooda ka dhiibtay sida ay u arkaan kulankii Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe la yeeshay Madaxwaynaha maamulka somaliya Farmaajo.
Sidoo kale shacabka reer gabiley ayaa calaamatu su,aal galiyay xiliga faysal cali waraabe xukuumada ka badhay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;