Hargeysa (W,N):- Gudoomiye ku xigeenkii Haaya’ada shaqaalaha ee dhawaan xilka laga qaadey ayaa waxaa uu ka sheekeeyey maraaxilkii ay isla soo mareen Madaxweyne Siilanyo wakhtigii la aas aasaayey xisbiga Kulmiye
Muddane Cabdilaahi Maxamuud Xarbi oo ka hadlaayey munaasibadii uu xilka gudoomiye ku xigeenka Haaya’ada shaqaalaha ku wareejinaayey waxaa uu xusay in aanu maanta ka xumeen xil ka qaadista uu madaxweyne Siilanyo ku sameeyey oo uu madaxweynaha la soo shaqeynaayey muddo 7 sanadood ah .
https://youtu.be/yqEGuNnsZt4