DAAWO ; Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Haaya’ada Shaqaalaha Oo Ka Sheekeeyey Maraaxilkii Ay Isla Soo Mareen Madaxweyne Siilanyo Wakhtigii Aas Aaska Kulmiye, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Haaya’ada Shaqaalaha Oo Ka Sheekeeyey Maraaxilkii Ay Isla Soo Mareen Madaxweyne Siilanyo Wakhtigii Aas Aaska Kulmiye,
April 7, 2017 - Written by Editor:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiye ku xigeenkii Haaya’ada shaqaalaha ee dhawaan xilka laga qaadey ayaa waxaa uu ka sheekeeyey maraaxilkii ay isla soo mareen Madaxweyne Siilanyo wakhtigii la aas aasaayey xisbiga Kulmiye

Muddane Cabdilaahi Maxamuud Xarbi oo ka hadlaayey munaasibadii uu xilka gudoomiye ku xigeenka Haaya’ada shaqaalaha ku wareejinaayey waxaa uu xusay in aanu maanta ka xumeen xil ka qaadista uu madaxweyne Siilanyo ku sameeyey oo uu madaxweynaha la soo shaqeynaayey muddo 7 sanadood ah .

https://youtu.be/yqEGuNnsZt4

 

COMMENTS
LINKS