WAJAALE NEWS

Daawo: Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaaciyay Shirkada Ku Guulaysatay Qandaraaska Mashruuca Timirta

Hargeysa (WJN)- Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa waxaa ay maanta shaaciyeen shirkada ku guuleysatay mashruuca timirta.

Tartanka mashruucan oo ay isugu soo hadheen laba shirkadood ayaa waxaa ku guulaystay mashruucaasi shirkada Cabdilaahi Aflax Stor.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version