HARGAYSA(Wajaalenews) DAAWO ; Wasiirka Arrimaha dibadda Jamhuuriyada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa markii uhoraysay ka hadlay mudoharaadkii lagu diidanaa saldhiga milatary ee magaalada Berbera , Soo Dhaweeyay Mudaharaadkii Qurba Joogga Somaliland Ee London la hortageen safaarada emaraadka carabku ku leeyahay dalka ingiriiska Sheegayna in ay Xaq u Leeyihiin Shacabku In Ay Dareenkooda Cabiraan.