Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu markii ugu horeysay shaaciyay in loo baahan yahay in dawlada Sucuudigu safaarad ka furato Somaliland si ay ugu adeegto xujaajta iyo jaaliyada Somaliland ee sucuudiyiinta ah ee dalka jooga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/FtZPzMYjZBM