HARGAYSA(Wajaalenews) Gudoomiyaha xisbiga kulmiye iyo Wafti uu Hogaaminayay oo dalka kusoo guryo noqday kana Warbixiyay waxyaabihii usoo qabsoomay iyo dareenka beesha caalamka ee inaga taageera doorashada
Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi ayaa ka jawaabay su,aalo ay warbaahintu ka waydiisay khilaaf la sheegay in uu isaga wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi ka dhex Curtay iyo sidoo kale Eedo xisbiga wadani usoo jeediyay xukuumada.
https://youtu.be/_sxQUqNnnnw