|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Warbixiyay Safar Ay ku Tageen Dalka Kenya, Iyo Khilaaf La Sheegay In Uu ka Dhex Curtay Isaga & Wasiirka Madaxtooyad + Eedo Uga Yimid Gudiga Beesha Bariga Burco,
March 19, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Gudoomiyaha xisbiga kulmiye iyo Wafti uu Hogaaminayay oo dalka kusoo guryo noqday kana Warbixiyay waxyaabihii usoo qabsoomay iyo dareenka beesha caalamka ee inaga taageera doorashada Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi ayaa ka jawaabay su,aalo ay warbaahintu ka waydiisay khilaaf la sheegay in uu isaga wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi ka dhex Curtay iyo sidoo kale Eedo xisbiga wadani usoo jeediyay xukuumada.
https://youtu.be/_sxQUqNnnnw Related posts:“Qofku Isagoo fadhiya Gurigiisa Ayuu kelmad Wanaagsan Oo Baraha Bulshada Facebook, Whatsup geliyo ku... Golaha Guurtida Oo La Filayo In ay Maalinta Bari ah Mudo Kordhin Mar Kale U Sameeyaan Xukuumada Siil... DAAWO ; Dardaaranada Bisha Ramadaan Iyo Faa,iidooyinkeeda Sh Maxamed Cumar Dirir; Qaybta 3Aad. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|