Gabiley(W,N) Dadka ay Abaaruhu Saameen ee kusugan gobolka gabiley gaar ahaan deegaanada degmada arabsiyo ayaa waxaa la gaadhsiiyay deeq muwaanio ah taasi oo la siiyay inka badan bqol iyo kontan qoys oo ku kala nool caro yaanbo ilaa dhagax madoobe
Deeqda mucaawinada ah ayaa waxaa dadkan abaartu saamaysay ugu deeqay muwaadin reer somaliland ismarkaana kamida ganacsatada dalka.
Waxana bulshada deegaanadan ku dhaqan qeedan gaadhsiiyay masuuliyiin uu kamid yahay Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Cali
https://youtu.be/t0HD29GR8JA