WAJAALE NEWS

DAAWO; Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo ka Warbixiyay Sida Ay ku Bilaabantay Silsilad Suuganeedka Miimley Iyo Sida Hal Abuurku Farta Ugu fiiqayaan Musuq Maasuqa & Hanti Boobka Xukuumada Siilaanyo.

HARGAYSA(W,N) DAAWO; Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo ka Warbixiyay Sida Ay ku Bilaabantay  Silsilad Suuganeedka Miimley  oo uu bilaabay Abwaan Xasan Daahir WEDHSAME Taasi oo badi saamaysay bulshada somaliland iyo guud ahaan hal abuurta dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba ku nool taasi oo si suugaanaysay ay   Farta Ugu fiiqeen    Musuq Maasuqa iyo  Hanti Boobka ay Xukuumada Siilaanyo ku kacday mudo xileedkeedii .

 

Exit mobile version