|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo ka Warbixiyay Sida Ay ku Bilaabantay Silsilad Suuganeedka Miimley Iyo Sida Hal Abuurku Farta Ugu fiiqayaan Musuq Maasuqa & Hanti Boobka Xukuumada Siilaanyo.
March 29, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) DAAWO; Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo ka Warbixiyay Sida Ay ku Bilaabantay Silsilad Suuganeedka Miimley oo uu bilaabay Abwaan Xasan Daahir WEDHSAME Taasi oo badi saamaysay bulshada somaliland iyo guud ahaan hal abuurta dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba ku nool taasi oo si suugaanaysay ay Farta Ugu fiiqeen Musuq Maasuqa iyo Hanti Boobka ay Xukuumada Siilaanyo ku kacday mudo xileedkeedii .
Related posts:Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex Maray Wasiirka Warfaafinta Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada+Sobobta... Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qeyb-galay Ciyaartii Kama Danbaysta Ahayd Ee Koobka Kubbadda Koleyga Oo Caawa... “Waxaan Umalaynayaa Innagu Hadraawi Ayeynu Ubarooranaynaaye, Inuu Ka Ducaystayba, Haddii Uu Arki Waa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|