Hargaysa(W,N) Shir Balaadhan oo ay Maanta iskugu Yimaadeen Waxgaradka Siyaasiyiin, Iyo Mujaahidiinta Beesha Subeer Awal ayaa Mawqif Adag ka qaatay Qorshaha Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo ku doonayso in ay ku Wareejiso Madaarka caalamiga ah ee Magaalada Berbera.
Shirkan oo uu Gudoominayay Suldaanka Guud Ee Beelaha subeer Awal Suldaan Xasan iyo xubno kale Oo saadiyiin Ah islamarkaan ay goob joog ka ahaayeen janankii hore ee ciidamada qaranka Somaliland Muj Jidhif General fadhi kusalaan ,Muj Dhagawayne, muj yuusuf cabdi gaboobe, muj ciise curaagte iyo badi haldoorka beesha subeer awal .
Sidoo kale waxaa shirkan jaraa,id ka hadlay odoyaal iyo khubro aqoon uleh arimahaciidamada iyo khatarta uu u keni karo dalka somaliland.
https://youtu.be/EGBQOD2vssw