|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Salaadiyiinta ,Mujaahidiinta Iyo Badi Haldoorka Beesha Habar Awal Oo ,Mawqif Adag ka Istaagay Arinta Saldhiga Milatari ee Madaarka Berbera Iyo fariin Culus Oo ay Udireen Xukuumada,
February 7, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Shir Balaadhan oo ay Maanta iskugu Yimaadeen Waxgaradka Siyaasiyiin, Iyo Mujaahidiinta Beesha Subeer Awal ayaa Mawqif Adag ka qaatay Qorshaha Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo ku doonayso in ay ku Wareejiso Madaarka caalamiga ah ee Magaalada Berbera. Shirkan oo uu Gudoominayay Suldaanka Guud Ee Beelaha subeer Awal Suldaan Xasan iyo xubno kale Oo saadiyiin Ah islamarkaan ay goob joog ka ahaayeen janankii hore ee ciidamada qaranka Somaliland Muj Jidhif General fadhi kusalaan ,Muj Dhagawayne, muj yuusuf cabdi gaboobe, muj ciise curaagte iyo badi haldoorka beesha subeer awal . Sidoo kale waxaa shirkan jaraa,id ka hadlay odoyaal iyo khubro aqoon uleh arimahaciidamada iyo khatarta uu u keni karo dalka somaliland. https://youtu.be/EGBQOD2vssw Related posts:Cheif Caaqil Rashiid Maxamed Jaambiir Oo Xisbigga KULMIYE Ku Eedeeyay Inuu Hab-Cunsuriyaddeed Bulsha... DAAWO; Waraysi Xasaasiya Oo La la Yeeshay Foosiya Xaaji Aadan “Haddaan Somaliland Madax Ka Noqon Lah... DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Shaaciyay Tartan Ciyaareed Loo Qabanayo Degmooyinka Gobolka Iyo W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|