WAJAALE NEWS

Daawo: Amaanka Gobolka Sool Oo Sii Xumaanaya Iyo Dablay Xalay Dilal Kala Duwan Ka Gaysatay Magaalada Laascaanood +Xukuumada OoKa Hadashay

Hargaysa(wajaalenews)dablay hubaysan ayaa habeenkii xalay ahaa ka gaysatay dilal kala duwan Xarunta gobolka Sool ee Laascaanood halkaas oo ay tiigasho ku dileen sadex qof oo ka mid ah shacabka,wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa sheegtay in ciidanka boolisku markii danbe ay gacanta ku dhigeen.
Halkan Ka Daawo Warkan:

https://youtu.be/S93GYuA-ePY

Exit mobile version