WAJAALE NEWS

Xildhibaan ka tirsan golaha guurtida ayaa dhaliil culus u diray wasiirka maaliyada somaliland marwo samsam

xildhibaan-Shaadh.jpgHargeisa(WJN):-Xildhibaan ka tirsan golaha guurtida somaliland ayaa dhaliil culus u diray wasiirka maaliyada somaliland marwo samsam abdi aadan
waxaan uu sheegay in mudadii uu madaxwaynuhu magacaabay gudida abaaraha oo ay samsam ka mid tahay aanay marqudhana gaadhin dhinca barigee ee hada abaaraha laga soo sheegayo isga oo arintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi:
“Samsameey hadaa barina waa la eegaa dhica ay cadceedu ka soo baxdo”
waxana hadaladiisi ka mid ahaa sidan
https://youtu.be/sPrLBWWHdKQ

Wariye:Abdiqadir Habane
Hargeisa Office
WAJAALENEWS.NET

Exit mobile version