WAJAALE NEWS

Afhayeenka Trump Oo Sheegtay Inaan Baadhitaan Lagu Samayn Doonin Eedeymihii E Mails Kii Lagu Soo Eedeeyay Clinton.

Former U.S. Secretary of State Hillary Clinton  takes part in a Center for American Progress roundtable discussion on "Expanding Opportunities in America's Urban Areas" in Washington.

Former U.S. Secretary of State Hillary Clinton takes part in a Center for American Progress roundtable discussion on “Expanding Opportunities in America’s Urban Areas” in Washington.

Hargeisa (WJN) Gabadha Afhayeenka u ah  Madaxweynaha ladoortay ee dalka Mareykanka  ayaa sheegtay in Mr. Trump aanu baadhitaan ku samayn doonin Emails kii lagu soo eedeeyay  murashaxii ku guuldaraysatay  Doorashadii Mareykanka Ms Hillary Clinton, si ay dabacsanaan u dareento ayay tidhi.

Afahayenku waxa ay sheegtay  in uu Mr. Trump ka noqon doono ballan qaadyadii uu sameeyay ee ahaa inuu magcaabi  doono sharciyaqaan baadhitaan ku sameeya  xooghayihii hore , Hillary Clinton.

Mr Trump  waxa uu hore ugu hanjabay “inuu xidhi doono” Clinton, taageerayashiisuna waxa ay ku dhawaaqi jireen “ Xidha”!.

FBI, wax danbi ah waa ay kuwayday Clinton, balse waxay dhaleeceeyeen ganacyaraheedii.

Hargeisa Office
Wajaalenews.net

Exit mobile version