Tog Wajaale (WJN) – Gudoomiyaha gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Axmed ayaa waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay warar maal mihii u danbeeyay laysla dhex marayay oo ku saab sanaa in silig lagu kala xidhayo xuduuda Somaliland iyo Itoobiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka