Gudoomiyaha Gobolka Gabiley oo Ka Hadley Silig La Sheegay In Lagu Xidhayo Xuduuda Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Gobolka Gabiley oo Ka Hadley Silig La Sheegay In Lagu Xidhayo Xuduuda Wajaale
October 22, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (WJN) – Gudoomiyaha gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Axmed ayaa waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay warar maal mihii u danbeeyay laysla dhex marayay oo ku saab sanaa in silig lagu kala xidhayo xuduuda Somaliland iyo Itoobiya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS