|
|||||
WAJAALE NEWS
Afhayeenka Trump Oo Sheegtay Inaan Baadhitaan Lagu Samayn Doonin Eedeymihii E Mails Kii Lagu Soo Eedeeyay Clinton.
November 23, 2016 - Written by Wariye:Hargeisa (WJN) Gabadha Afhayeenka u ah Madaxweynaha ladoortay ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in Mr. Trump aanu baadhitaan ku samayn doonin Emails kii lagu soo eedeeyay murashaxii ku guuldaraysatay Doorashadii Mareykanka Ms Hillary Clinton, si ay dabacsanaan u dareento ayay tidhi. Afahayenku waxa ay sheegtay in uu Mr. Trump ka noqon doono ballan qaadyadii uu sameeyay ee ahaa inuu magcaabi doono sharciyaqaan baadhitaan ku sameeya xooghayihii hore , Hillary Clinton. Mr Trump waxa uu hore ugu hanjabay “inuu xidhi doono” Clinton, taageerayashiisuna waxa ay ku dhawaaqi jireen “ Xidha”!. FBI, wax danbi ah waa ay kuwayday Clinton, balse waxay dhaleeceeyeen ganacyaraheedii. Hargeisa Office Related posts:DAAWO; Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Eritrai Iyo Waxyaab... DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Su,aalo Kulul Oo Xasaasiya La Boobay Hanti Dhawrka Qaran Iyo... Halka Ka Akhri; Labaatan Su”aalood Oo Ku Socda Madaxwayne Siiraanyo, “Jawaab Madaxwayne Maanta”! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|