WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Soo Saaray Digrayto Lagu Madnuucayo Caleemo Saarka Madaxdhameedka.Oo Uu Hore Ugu Fashilmay Fulinteeda Warancade

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Soo Saaray Digrayto Lagu Madnuucayo Caleemo Saarka Madaxdhameedka.Oo Uu Hore Ugu Fashilmay Fulinteeda Warancade.

Hargaysa(Wajaalenews) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa maanta soo saaray wareegto uu hore u soo saaray wasiirkii shaqada uga horreeyay ee Cali maxamed Waran-cadde Taasi Oo uu ku fashilmay fulintooda oo uu ku sheegay in la hakiyay caleemo saarka Madax-dhaqameedka

Wareegtaa ayaa waxa ay u dhignay sida tan:

Exit mobile version