WAJAALE NEWS

74 Shaqaale Reer Somaliland Ah Oo Xuquuqdoodii Looga Qaaday Shirkado Ay Ushaqaynayeen

HARGAYSA(W,N)-74 shaqaale reer somaliland ah ayaa xuquuqdoodii shaqaalenimo looga qaaday shirkadihii ay shaqaynayeen

Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada somaliland oo iyadu ka shaqaynay in shaqaalahani ay helaan xuquuqdooda ayaa faah faahin ka bixiyay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version