HARGAYSA(W,N)-74 shaqaale reer somaliland ah ayaa xuquuqdoodii shaqaalenimo looga qaaday shirkadihii ay shaqaynayeen
Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada somaliland oo iyadu ka shaqaynay in shaqaalahani ay helaan xuquuqdooda ayaa faah faahin ka bixiyay.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;