|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Soo Saaray Digrayto Lagu Madnuucayo Caleemo Saarka Madaxdhameedka.Oo Uu Hore Ugu Fashilmay Fulinteeda Warancade
September 5, 2016 - Written by Editor:Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Soo Saaray Digrayto Lagu Madnuucayo Caleemo Saarka Madaxdhameedka.Oo Uu Hore Ugu Fashilmay Fulinteeda Warancade. Hargaysa(Wajaalenews) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa maanta soo saaray wareegto uu hore u soo saaray wasiirkii shaqada uga horreeyay ee Cali maxamed Waran-cadde Taasi Oo uu ku fashilmay fulintooda oo uu ku sheegay in la hakiyay caleemo saarka Madax-dhaqameedka Wareegtaa ayaa waxa ay u dhignay sida tan: Related posts:''Ciidankii Goosta Hadii La Caayo Inta Hadheyna Way Raaceysaa'' Siyaasi Cali Cantar Oo U Jawaabay Wa... Shirkada Socdaalka Ee Sahal Transport Oo Hargeisa Laga Furay Iyo Madaxwayne Ku Xigeenka Samaliland C... DAAWO “Waxaanu u Aragnaa Dadka Aanu Jaarka Nahay Ee Reer Puntland Inay Yihiin Dad Gob ah Oo Xariir... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|