shabakadiisa wararka, ka dib markii sida ay sheegtay ay warar been abuur ah ka qoreen, meel ka dhacna u gaysteen sharafteeda.
Melina Trump ayaa dalbatay in boqol iyo konton milyan dollar oo mag dhow ah wargeysku siiyo, taas oo kaliya ay kaga soo kaban karto, fadeexada iyo been abuurka wargeysku u gaystay ee uu ka qoray, waxaanay cadaysay inay dacwad adag la geli doonto wargeyska Daily Mail, oo ay ka cadhootay xog ku saabsan taariikh nololeedkeedi hore oo uu baahiyay.
Hargeisa Office
Wajaalenews.net