WAJAALE NEWS

DAAWO ;Badhasabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Maxamed Xabiib Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Shacabka Gabiley,

GABILEY (W,n)  Badhasaabkii Ugu horeeyay ee gobolka gabiley yeelato Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib) Oo mudo dalka dibadiisa ku maqnaa  ayaa  maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay gabiley

MR Xabiib oo  munaasibad soo dhawayn ah ee   loo qabtay ka hadlaya  Ayaa ugu horay shacabka reer gabiley   iyo masuuliyiintii soo dhaweeyay ujeediyay khudbad taariikhiya oo uu kaga hadlayo xaalada dalka iyo ujeedada safarkiisa. Sobobta uu  udoortay xisbi xaakimka kulmiye in uu xiligan ku biro.

https://youtu.be/51bOJgcxL5Y

Exit mobile version