DAAWO Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Eedeeyay In Ay Ku Fashilantay Xal U Helida Dagaalada Markale Dib uga Soo Cusboonaaday Deegaanka Ceel Afwayn.
Sidoo kale siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa eedo culus u soo jeediyay wasiirada kasoo jeeda isla beeshiisa kuwaasi oo uu sheegay inay ku fashilmeen waxqabashada lida goobood ee la doonayay in adiwaangalintu la dhacdo
https://youtu.be/MZ7f8cfRnG4