Hargeysa (WJN)- Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Jibriil “Suldaanka Nabada” oo ka mid ahaa weftigii Madax-dhaqameedka ahaa ee kasoo kicitimay gobolada Sanaag iyo Badhan oo maalintii shalay ahayd la kulmay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka waramay arrimaha ay ka wada hadleen Madaxweynaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office