WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirkii Hore Arimaha Gudaha Waran-cadde Oo Ka Sheekeeyay Sobabta Xilka Looga Qaaday Iyo Dareenkiisa Ku Aadan Xilka Cusub Ee Loo Magacaabay.

Hargeysa(Wajaalenews) Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo maanta xilkii wasiirnimo ku wareejiyay wasiirka cusub ee dhawaan losoo magacaabay wasaaradda arimaha gudaha Somaliland ayaa waxa uu ka hadlay sababaha xilka looga qaaday,sidoo kalena waxa uu ka hadlay dareenkii ku aadan xilka safiirnimo ee loo magacaabay.

https://youtu.be/8hsgPXogjCI

Exit mobile version