WAJAALE NEWS

Gudida Anshaxa Iyo Kormeerka Doorashooyinka Oo Ganaax Lacageed Ku Xukumay Xisbiyada Kulmiye, Waddani, Ururka Kaah Iyo Shakhsiyaad Kale.

HARGAYSA(W,N)-Guddida Anshaxa iyo Kormeerka Doorashooyinka JSL ayaa maanta ganaaxyo lacageed ku xukumay Xisbiyada Waddani, Kulmiye.Ururka  Kaah iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumada iyo golaha degaanka degmada Hargeysa kuwaas  oo gudigu sheegeen in ay jabiyeen Xeerka Anshaxa & Hab-dhaqanka Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda JSL.

Exit mobile version