WAJAALE NEWS

DAAWO; Safiirada wadanka UK Uqaabilsan Arimaha Somalida Ms.Harriet Mathews Oo Sheegtay in Aqoonsiga somaliland Yahay Wacyi Taagan Xiligan Iyo Qodobo kale oo Muhiim ah.

UK(W.N) Safiirada Dalka Uk oo lahadlaysay Qurbejooga somalida ee ku dhaqan wadanka Uk ayaa kulankaas oo ahaa mid suaalo toos ah lagu waydiinayay kaga hadashay sadex qodob oo khuseeya Jamhuuriyada somaliland kuwaasoo kala ahaa,

1:Qorshaha xafiiskeeda ee somaliland

2:Arimaha doorashooyinka Somaliland iyo doorka dawlada Uk

3: sidoo kale Waxay ka hadashay aqoonsiga somaliland iyo weliba wada hadalada usocda Somaliland iyo Somaliya.

 

 

Exit mobile version