|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Safiirada wadanka UK Uqaabilsan Arimaha Somalida Ms.Harriet Mathews Oo Sheegtay in Aqoonsiga somaliland Yahay Wacyi Taagan Xiligan Iyo Qodobo kale oo Muhiim ah.
June 21, 2016 - Written by Editor:UK(W.N) Safiirada Dalka Uk oo lahadlaysay Qurbejooga somalida ee ku dhaqan wadanka Uk ayaa kulankaas oo ahaa mid suaalo toos ah lagu waydiinayay kaga hadashay sadex qodob oo khuseeya Jamhuuriyada somaliland kuwaasoo kala ahaa, 1:Qorshaha xafiiskeeda ee somaliland 2:Arimaha doorashooyinka Somaliland iyo doorka dawlada Uk 3: sidoo kale Waxay ka hadashay aqoonsiga somaliland iyo weliba wada hadalada usocda Somaliland iyo Somaliya.
Related posts:DAAWO;-Mashaariic Tiro Badan Oo Dawlada Hoose Ee Gabiley Ka Hirgalisay Dhakhtarka Magaalada Gabiley ... Daawo Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabay Warar Been Abuur oo Qaar Kamida Muc... Midka Mid ah Beelaha Bud Dhiga Gabiley Oo ku Biiray Xisbiga Waddani+ Farxadii Cirro Iyo Kuxigeenkiis... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|