WAJAALE NEWS

Saxafiyadii Caanka ahayd Nimco Samriye Oo Si Rasmiya U shaacisay In ay Joojisay Mihnadii Saxafinimo Iyo Sobobta ay U Joojisay

Hargeysa(Wajaalenws)- Qoraal Kooban oo ay ku faafisay Barta ay ku leedahay kulanka dadweynaha ee internetka (facebook) Wariye Nimco Samriye oo ka hawlgali jirtey Talafishanka HCTV ayey ku sheegtay in ay ka fadhiisatey guud ahaanba shaqada Suxufinimo ee ay mudo kusoo jirtey.

Nimco Samriye oo mudo dheer kamid aheyd Bahda Talafishanka HCTV oo ay kaalin ku laheyd Barnaamijyada Fanka iyo Suugaanta iyo Barnaamijka Bariidi iyo Bogaadin, waxa ay ku sababaysay go,aanka ay wakhti xaadirkan kaga fadhiisatey Saxaafada iyo shaqada Talafishanka arimo dhinaca Qoyska la xidhiidha.

 

Qoraalkaasi Bar kulanka Bulshada ee Facebook isagoo dhameys tiran  waxa uu udhignaa sidan.

 

Exit mobile version