|
|||||
WAJAALE NEWS
Saxafiyadii Caanka ahayd Nimco Samriye Oo Si Rasmiya U shaacisay In ay Joojisay Mihnadii Saxafinimo Iyo Sobobta ay U Joojisay
April 23, 2016 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenws)- Qoraal Kooban oo ay ku faafisay Barta ay ku leedahay kulanka dadweynaha ee internetka (facebook) Wariye Nimco Samriye oo ka hawlgali jirtey Talafishanka HCTV ayey ku sheegtay in ay ka fadhiisatey guud ahaanba shaqada Suxufinimo ee ay mudo kusoo jirtey. Nimco Samriye oo mudo dheer kamid aheyd Bahda Talafishanka HCTV oo ay kaalin ku laheyd Barnaamijyada Fanka iyo Suugaanta iyo Barnaamijka Bariidi iyo Bogaadin, waxa ay ku sababaysay go,aanka ay wakhti xaadirkan kaga fadhiisatey Saxaafada iyo shaqada Talafishanka arimo dhinaca Qoyska la xidhiidha.
Qoraalkaasi Bar kulanka Bulshada ee Facebook isagoo dhameys tiran waxa uu udhignaa sidan.
Related posts:“Waxaa Muuqata In Muuse Biixi Iyo Xisbigiisu, Inagu Wadaan Aragtida Ah, Hal Xisbi Oo Kaliya Dalka Oo... DAAWO-:- “shalay Waxaa Madaarka ka Soo Degay Madaxweynaha Oo Aan Tahli karayn In Uu Saddex Daqiiqo ... Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-furay Shirweyne Lagu Lafo-gurayo Guulihii Somaliland ku Tallaabsatay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|