BERBERA(W,N)-Gudoomiyaha gobolka saaxil cali case ayaa xafiiskiis ku qaabiley musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro iyo masuuliyiin xisbiga katirsan
Sidoo kale Gudoomiye cali case iyo xoghayaha cabdale sandheera ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ay wada hadleen labada dhinac.