WAJAALE NEWS

DAAWO ; Wasiirka Warshadaha Jsl Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Xubnihii Qaadacay Shirwaynihii Kulmiye Kana Difaacay Eedo ay U soo Jeediyeen Murashax Muuse Biixi.

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka wasaarada  warshadaha somaliland mudane Shucayb Maxamed Muuse ayaa maanta shir jaraa,id oo Uu ku qabtay Xafiiskiisa wuxu kaga hadlay xaalada guud ee dalka

Sidoo kale wuxuu eedo culus iyo talooyin kusoo jeediyay wasiirkii hore ee cadaalada Xuseen Axmed Caydiid kaasi oo eedoymo  Kala duwan dusha ka saaray   murashaxa xisbiga kulmiye

Wasiir shacayb ayaa xubnihii wasiirada ahaa ee iska casilay xukuumada siilaanyo ku waasi uu ku tilmaamay in ay ku kaceen qaran dumis kadib markii ay xukuumada iska casileen iyagaoo qorshayaal gaara leh ayuu yidhi wasiirku.

 garabkii Qadacay shirwaynii kulmiye ee la baxay garabka isbahaysiga dimuqraadiga  kulmiye kuwaasi oo maalintii shalay ahayd warbaahinta la hadlay kadib markii ay gudida fulinta ee xisbiga kulmiye xilka qaadis ku sameeyeen gudoomiye kuxigeenkii labaad iyo sedexaad ee xisbiga kulmiye kadib markii lagu eedeeyay in ay jabiyeen shuruucdii xisbiga u taalay,

dhanka wasiirka warshadaha Mr Shucayb ayaa eddo loo Soo jeediyay marashaxa muuse biixi si cad uga difaacay isagoo sheegay in aanu  wax faro galin ah ku hayd  khilaafka Xisbiga Ucid iyo faro galin la sheegay in muuse biixi ku sameeyay saldanada subeer awal .

 

Exit mobile version