HARGAYSA(W,N)-Dawlada sucuudiga iyo maamulka muqdisho ayaa maalintii shalay shaaciyay in xayiraadii laga qaaday dhoofta xoolaha somalida ee sucuudiga taga.
Dhanka kale wasiirka xanaanada xooolaha somalland siciid sulub ayaa ka hadlay xaiyaarada ay boqortooyada sucuudigu ka qaday xoolaha somalida.