WAJAALE NEWS

Ninka Yidhi Inqilaab Milatari Baan ku Riday Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Waxan Lee Yahay; GODKA LAGU CADAABYOW MUXUU GO’UHU BEEN SHEEGAY!!CALI GURAY.

Hadaba Subeer Awalow Wakaa Muuse!!

Ma Gar Baa Ummad Yahay Garaadka Qabtaa?

Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldan Diiriye inqilaab milatari baan ku riday ninka yidhi waxan le yahay; GODKA LAGU CADAABYOW MUXUU GO’UHU BEEN SHEEGAY

Hogaamiye dhaqameed madal koofiyad cas lagu xeeray oo shakhsiyaad nin soo urursaday lagu xeraystay uu yidhi dhaha waxan idhi laguma ridi karo. Caqli xumadiisa Suldaanka Subeer Awal la fududaa? Balse qiyaasa maanta oo aanu Madaxwayne ahayn ninka Koofiyad Cas u adeegsanaya dadka uu codkooda doonayo hadii ay doortaan maxay ka fili karaan. Ku lahaa( SULDAAN XASAN HADUU ANIGA I TAAGERSAN YAHAYNA WAA SULDAAN HABAR AWAL AH HADUU JAMAL CALI XUSEEN RAACSAN YAHAYNA MAAHA SULDAAN HABAR AWAL AH) Ma garba ummad yahay garaadka qabtaa? Maya maya, hadaba Subeer Awalow wakaa Muuse.

 

MUJ CALI YUUSUF CALI GURAY.

Exit mobile version