|
|||||
WAJAALE NEWS
Ninka Yidhi Inqilaab Milatari Baan ku Riday Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Waxan Lee Yahay; GODKA LAGU CADAABYOW MUXUU GO’UHU BEEN SHEEGAY!!CALI GURAY.
March 20, 2016 - Written by Editor:Hadaba Subeer Awalow Wakaa Muuse!! Ma Gar Baa Ummad Yahay Garaadka Qabtaa? Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Suldan Diiriye inqilaab milatari baan ku riday ninka yidhi waxan le yahay; GODKA LAGU CADAABYOW MUXUU GO’UHU BEEN SHEEGAY Hogaamiye dhaqameed madal koofiyad cas lagu xeeray oo shakhsiyaad nin soo urursaday lagu xeraystay uu yidhi dhaha waxan idhi laguma ridi karo. Caqli xumadiisa Suldaanka Subeer Awal la fududaa? Balse qiyaasa maanta oo aanu Madaxwayne ahayn ninka Koofiyad Cas u adeegsanaya dadka uu codkooda doonayo hadii ay doortaan maxay ka fili karaan. Ku lahaa( SULDAAN XASAN HADUU ANIGA I TAAGERSAN YAHAYNA WAA SULDAAN HABAR AWAL AH HADUU JAMAL CALI XUSEEN RAACSAN YAHAYNA MAAHA SULDAAN HABAR AWAL AH) Ma garba ummad yahay garaadka qabtaa? Maya maya, hadaba Subeer Awalow wakaa Muuse.
MUJ CALI YUUSUF CALI GURAY. Related posts:Wasiirka Hawlaha Guud Jsl Oo ka Hadlay Muranka ka Dhashay Dhismaha Xarunta 26june Ee Suuqa Xusbiga! Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Galka Seefta Ka Saaray Si Qaawana U Weeraray C/raxmaan Ciro Iyo Xoghaya... “Qurba Joogta Gaar Ahaan Kuwa Intii Aynu Haynay Uun Ku Cel-Celiya, Rayiga Waxaa Ka Wanaagsan Hal Abu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|