WAJAALE NEWS

DAAWO: Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo Kulan Qado Ah U Sameeyey Ubadkii Ay Ka Tageen Mujaahidiintii Dalka U Shahiiday iyo Mujaahidiin Kale

Hargeysa(Wajaalenews):-Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaanka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulan qaddo sharaf ah hotel Ambassador ee Hargeysa ugu sameeyey qaar ka mid ah ubadkii ay dhalleen Alle ha u naxariistee mujaahidiintii dalka u soo halgamay ee ifka ka hoyday iyo mujaahidiin kale.

 

 

Exit mobile version