DAAWO: Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo Kulan Qado Ah U Sameeyey Ubadkii Ay Ka Tageen Mujaahidiintii Dalka U Shahiiday iyo Mujaahidiin Kale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo Kulan Qado Ah U Sameeyey Ubadkii Ay Ka Tageen Mujaahidiintii Dalka U Shahiiday iyo Mujaahidiin Kale
February 28, 2016 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews):-Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaanka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulan qaddo sharaf ah hotel Ambassador ee Hargeysa ugu sameeyey qaar ka mid ah ubadkii ay dhalleen Alle ha u naxariistee mujaahidiintii dalka u soo halgamay ee ifka ka hoyday iyo mujaahidiin kale.

 

kulan mujaahidiin 1 kulan mujaahidiin 2 kulan mujaahidiin 4 kulanka 33 kulan mujaahidiin 3

 

COMMENTS
LINKS