WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Waxbarashada Oo Dugsi Sare Ka Dhagax Dhigay Degmada Lafta farawayne Iyo Salaadiin Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Qaybgalay.

HARGAYSA(Wajaalenews) DAAWO; Wasiirka Waxbarashada Mudane cabdilaahi Habane iyo wafti u hogaaminaya ayaa ka qaybgalay munaasib balaadhan  oo loo sameeyay xaflada dhagax dhiga  Dugsi sare oo la yagleelay  Degmada Lafta farawayne

Sidoo kale waxaa ka qaybgalay xafladan Iyo Salaadiin,xildhibaano. aqoonyahan, iyo bulshada qaybaheeda kala duwan,

Exit mobile version