HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbig waddani cabdiraxmaan cirro o goordhwayn warbaahinta la hadlay ayaa ka jawaab hadalo maalintii shalay kazoo yeedhay madaxwayne biixi isagoo sheegay in dalkii qaaday jidkii kalistalisnimada
Sidoo kale musharax cirro ayaa sheegay hadii madaxwayne bixi doorashada ku qaban waayo 13nov 2022 in aanu u aqoonsanayn madaxwayne isago iyo xukuumadiisaba.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;